Hotel Amisom

Guduudo markay aabaaheed oo xanuun la ildaran magaalada usoo qaado waxaaa cisbitaalka ku qaabilaya Dhakhtar Ugaandhees ah. Kaas oo ku xujeynaya inay guursato isaga hadii ay doonayso in aabaheed loo daweeyo.

Turjubaanka ayaa kusii qalqaalinaya: Dawo uma iibin kartid aabahaa, dibedana uma qaadi kartid, awoodaas ma lihid,aabahaana xanuun uusan xamili karin ayaa haya. Muxuu aabahaa kuu dhalay? Sow curradiisa ma tihid?

Qiso xanuun badan!

Waa Qiso qalbiga iyo laabta taabanaysa.

Mycket spännande och fascinerande historia!

Bile Hashi | somalisk författare