Villa Soomaaliya

Title: VILLA SOOMAALIYA

Siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo culumada Soomaaliyeed oo iyaga isku mashquulsan. Kooxeyste, goboleyste iyo danayste oo iyaga isku jirrabaya mooshin iyo musuq ayaa koox kale oo shisheeye ah oo la magacbaxday Group G67 qorsheynayaan sidey u afgmanbin lahaayeen dabadeed­na ula wareegi lahaayeen dowlada Soomaaliyeed oo ay u arkaan inay da­nahooda khaaska ah ka hor taagan.yihiin.

Saacado gudahood markuu qorshahoodu fulo ayay waxay kula wareegayaan wadooyinka caasimada oo idil. Madax­weynaha wadanka iyo kan Itoobiya oo markaas booqasho ku jooga wadanka waxay noqonayana la-afduubtayaal. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, fakad, Madaxweynayaasha dowlad goboleedyadana baxsad ku noqonayaan Nayroo­bi.

Ciidanka Qalabka sida waxay sheegayaan in wadanka lasoo weeraray balse aan la aqoon cidda soo weerartay!

“Qiso argagax leh, Qalbigana taabanaysa!”

“Bile Hashi waa Qoraa kugu soo jiidanaya karti qoraal iyo qisooyin xiiso leh”

Bile Hashi | somalisk författare